Al-Shabaab oo go’aan ka soo saartay xiliga ay bilaabaneyso bisha Ramadaan

Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta ugu dambeysa ee bisha Shacbaan, ayna bisha bisha Ramadaan bilaabaneyso maalinta isniinta ah ee soo socota. Xafiiska Garsoorka xarakada Al Shabaab aya sheegay in maalinimada berri ah la dhameystirayo bisha Shacbaan isla markaana Isniinta  soo socota ay tahay 1-da bisha Ramadaan. Idaacadda Andalus ee ku hadasha … Continue reading Al-Shabaab oo go’aan ka soo saartay xiliga ay bilaabaneyso bisha Ramadaan